Hordhac:
Blogging aad buu ufudud yahay. Waa hab fiican oo aad naftaada ku muujin karto, ama aqoonta aad ku wadaagi karto oo aad xataa shaqo ku bilaabi karto. Hagaag haddii aad jeclaan lahayd inaad bilowdo blogging laakiin aadan garanayn sida loo bilaabo, nasiib baad leedahay! Waxaan kuu hayaa Afar tallaabo oo lama huraan ah. taasoo waxbadan kaa sacidi doonto, safarkaaga blogger ahaan.
Tallaabada 1: Soo hel waxa aad doneyso inaad soo gudbiso.
Kahor intaadan bilabin blogging ka, waa in aad kafakitaa waxa aad kusoo gudbin laheed. tusaale ahaan, mawaad ku soo gudbineysaa, technology, ama wararka, ama siyaasada, Ka fikir waxa aad xiisaynayso, aqoonta u ledahay ama. mowduucahee ayaad jeceshahay inaad ka hadasho? taasi waxay kaa caawin doonta inaad samayso aqrista yaal xii seeya qoraalkaga. Oo tani waxay ka dhigi doontaa blogkaaga mid qiimo badan.
Tallaabada 2: Dooro Platform-ka Blogging-ka saxda ah
Xulashada goobta saxda ah waa muhiim marka la bilaabayo blog. Platforms sida WordPress, Blogger, Markaa qiimee dhammaan sifooyinka ay bixiyaan si aad ula jaanqaaddo yoolalkaaga blogger ahaan. Waxaad doonaysaa madal taageerta waxa aad qorto oo si fudud ugu xidha akhristayaasha.
Talaabada 3: Abuur Content Joogto ah
Waa in aad wax soo galisaa blogging. Samee jadwal si aad u qorsheysato qoraalada oo aad naftaada u ilaaliso waa inaad si joogto ah u dajiso. Qoraaladaadu waa inay noqdaan kuwo soo jiidasho leh, wargelin leh, oo ka tarjumaya qofka aad tahay qoraa ahaan (tani si dabiici ah ayay u iman doontaa). Ka fakar waxa ay aqristayaasha bartilmaameedka u ah ay rabaan inay akhriyaan. maqaallada tayada sare leh ee si wanaagsan loo baadhay oo si wanaagsan loo qoray runtii waxay mareen mel dheer ah oo lagu kalsoonaan karo.
Talaabada 4: Hagaajinta Matoorada Raadinta
Si aad u hesho indho badan oo ku saabsan shaqadaada waxaa habboon in aad fahanto farsamooyinka hagaajinta mashiinka raadinta. Baadh ciwanka muhiimka ah ee la xidhiidha waxa aad ka qorto oo si xeeladaysan u isticmaal qoraalladaada. Sidoo kale ha iloobin shuruucda udag san blogging, qoraal ama image, iyo walxaha kale. Markaad qofkale waxa uu qoray soqada tid waxyaalahan waxaad u fududaynaysaa inay si dhaqso ah shirkada blogging kaa banado ciwan kaga.

waad mahad san tahay wall waxaan kaa faa idey qodobka afaraad4
ReplyDelete